Mustaqbal
  BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Radio Daljir
Radio Galkacyo
Radio Lascaanod
Radio Warsan
Radio Dalmar
Radio Sagal
Radio Xoriyo
Focus on Africa
Radio Garowe
Radio shabelle
Radio Midnimo
Radio IQK Online
Radio Free Som

  Taleex.net
Masjidka Al-Rahma
Al-Yaqiin.com
Fartii Cusmaamiya
Aljazeerasomali
Allkheyraad
Allburtinle
Allidamaale.com
Allpuntland
Allmudug.org
Allsanaag
Allsbc.com
Aminarts.com
Allkarkaar
Awrboogays.com
BBC Soomaali
Boocame.com
Beerdhiga.com
Masjid Alhuda
Biyokulule
BeledXaawo
Cibaado.com
Ceelbaraf.net
Calayaale.com
Calanka.com
DailyPuntlan.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Dhahar.com
Dhagaxtuur.com
Eastafricauniversity
Gedonet.com
Harardhere.com
Hilinkatoosan
Hiiraancenter
Horseednet.net
Hobyo-one.com
Iqrasomali.com
Jidbaale
Jawhar.com
Jirac
Kismaayopost.com
Kismaayonews
Laasadaar.com
laasqoray.net
Maktabad.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Midnimo.com
Miisaanka
Onkod.net
Puntlandnews24
Puntlanddiasporaforum
Puntlandi
Puntlandpost
Puntlandgov.net
Puntlandonline
Puntlannews.com
Qardhaawi.com
Qaadisiya.com
Ramaas Software
Somaliatoday.net
Somalisites.com
Somalireal
widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
Xingaloolnews
Xaraash.com
Yamays.com
Waryatv
Daarulcilmi
Alhidaaya
Qorane.com
Duruus.com
Sh Abdulrashid.net
Maktabad.com
  Aflaxa
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Quran
Waaniye.com
Tawfiiq.net
Somali Sunah
 
Ciidanka Saldhiga Booliska Kismaayo oo caawa toogasho ku dilay Saalax Ooji oo maalin ka hor lagu soo xiray Saldhiga Booliska
Posted to the Web Oct 12, 20:55

Kismaayo:-Waxaa si bareer ah caawa ay u dileen ciidanka Maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ee jooga Saldhiga Booliska ee Kismaayo Sarkaal haysan jiray Magaalada Kudhaa iyo Buurgaabo lana oran jiray Coll Saalax Xasan Kediye (Saalax OOji)

Coll Saalax Xasan Kediye (Saalax OOji) ayaa waxaa ay la gaareen Xoogagga Islaamiyiinta hishiis waxaan intii uu joogay Kudhaa Buurgaabo lagu hishiiyey in aan la dagaalamin taas oo ay ka shaqeeyeen culuma,udiin iyo Odayaal deegaanka u dhashay.

Markii uu dagaalkii Kismaay qaraxay oo ay xoogagga islaamiyiin ah ay la wareeg een Kismaayo ayaa Coll Saalax Xasan Kediye (Saalax Ooji) waxaa uu yimid magaalada Kismaayo ,isaga oo u yimid dano gaar ah uu ka lahaa magaalada Kismaayo.

Sidda ay noo sheegeen ilo wareed lagu kalsoon yahay waxaa la qabtay Faarax OOje Maalin dhaweyda isaga oo  maraya Xaafadaha magaalada Kismaayo ka tirsan waxaana joojiyey ciidan ka tirsan Maamulka Kismaayo waxaan ay wiidii yeen in magaciis la yiraahdo Coll Saalax Xasan Kediye (Saalax OOji) ,waxaan uu u sheegay in magaciisa la yiraahdo Faarax ooje

Ciidanka ayaa u sheegay in laga rabo Saldhiga ka dibna Saldhiga ayey geeyeen oo waxaa ay u sheegeen in uu xiran yahay ,Odayaasha beesha uu ka soo jeeda ayaa u yimid Wadaadada waxaan ay u sheegeen in Faarax uu hishiis la gaaray Maxkamadaha wax dhibaatan uusan samayn balse ciidanka Saldhiga joogay ayaa ku adkeystay in Maamulka sare uu dalbaday in la xiro Faarax Ooje.

Coll Saalax Xasan Kediye (Saalax OOji) ayaa ahaa Sarkaal dhowr jeer dagaal la galay ciidanka Maxkamadaha isaga oo wata maleeshiyo beeleed ka arimin jiray Kudhaa iyo Buurgaabo,dagaaladaas ayaa waxaa ku guulaysatay in ay baajiyaan Odayaasha dhaqanka waxaan la wada gaaray in aan la dagaalamin


Odayaasha iyo culimo'udiinka ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay maalmahaan wadeen dadaal ay doonayeen inay ku soo daayaan Sarkaalkaan Coll Saalax Xasan Kediye (Saalax OOji).

Mid ka mid ah culimada Dacwada magaalada ayaa u sheegay odayaasha ay beel ahaan isku xigeen Coll Saalax Xasan Kediye (Saalax OOji) in la soo dayn doono maanta,taas oo markii ay soo baxday uu  Coll Saalax Xasan Kediye (Saalax OOji) isku diyaarshay in la sii daynayo uuna soo qaatay dharkiisa  una soo baxay banaanka qolkii uu ku xirnaa 2 nin oo ka tirsan ciidanka Saldhiga Booliska ayaa waxaa ay si bareer ah u toogteen Faarax OOje oo isla goobta ku dhintay,ciidanka ayaa waxaa ay fureen rasaas fara badan iyadoo dadku ay ka carareen goobta.




Ilaa hadda ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Magaallada Kismaayo ,Ilo wareed aan la xiriirnay ayaa Websidka Halgan.net u sheegay in ay ilaa hadda la yaaban yihiin sababaha loo dilay Coll Saalax Xasan Kediye (Saalax OOji) oo qorshahu uu ahaa in la soo daayo maanta.

Saraakiil ka tirsan oo ciidanka Islaamiga ah ee ku sugan magaalada Kismaayo oo aan xiriir la samaynay ayaa inoo suuroobin in aan hellno balse waxaan isku dayi doonaa inaan xiriir la samayno Saraakiil ka tirsan ciidanka Jabhada Islaamiga ah ee ku sugan Magaalada Kismaayo.

Coll Saalax Xasan Kediye (Saalax OOji) ayaa waxaa uu ka talin jiray nawaaxiga Buurgaabo ilaa Kudhaa waxaan uu ahaa hogaamiye beeleed laga yaqaan G/ Jubada Hoose gaar ahaa magaalada Kismaayo kaas oo ka soo horjeeday Bare Hiiraale kama tirsanayn DFKM.

Halgan.net
Kismaayo




Daawo Aljazeera Live

Warar kale oo xiiso leh
Sep 02
Kaalin intee le,eg ayay Jamciyadda Alxikmah kaga jirtaa daryeelka dalka iyo dadka Soomaaliyeed.(Daawomasawirada)
Sep 02
Duqeyn xoogan iyo Dagaal goosgoos ah oo ka socda magaalada Muqdisho
Sep 02
Sarkaal ka tirsan dalka Ugandh oo xaqiijiyey in dowladiisa ay 750 askari u dirtay Muqdisho
Sep 02
Wafdi ka socda QM oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho(Daawo masawirda)
Sep 01
Tacsi:Kooshin Xirsi Cismaan Keenadiid oo caawa ku geeriyooday dalka Danmark
Sep 01
Wasiirka Warfaafinta Puntlland C/xakiim Axmed Guled oo ka waramaya safarka M/weyne Faroole ee Adis Ababa.(Dhagayso)
Sep 01
Raaf ka socda magaalada Boosaaso iyo ciidanka Booliska oo wada baaritaano
Sep 01
Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo ka dhoofay magaalada Garoowe
Sep 01
Askar ka tirsan AMISOM oo ku dhaawacmay dagaalka Muqdisho oo saaka loo duuliyey Kenya
Sep 01
Qiimaha Bini'aadamka oo meeshii ugu hooseeyey ka gaaray magaalada Muqdisho (warbixin xasaasi ah)
Sep 01
Sarkaal ka tirsan Midowga Afrika oo sheegay in AMISOM ay Soomaaliya sii joogi doonto
Aug 31
Wariye ka tirsanaa Idaacada Daljir oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo
 



 
Radio Halgan [ Halkaan ka dhagayso Radio Halgan Live ]


Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Ilaalinta Diinta iyo Nafta Sheikh C/naasir Xaaji Ahmed 13.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Dhaqaalaha Islaamiga Sh.Ismacil iyo Sheikh Dirir 12.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali mataan ee magaalada Hargays Masjid Rowda U jeedada Sharceeda Islaamka Fadiilatu Sheikh Yuusuf Aadan Al-Qaadhi
11.Julay Dhagayso.

      Copyright© 2010-2011    Designedby Ramaas Software