
Boston:Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka in Mutamar loogu talay dhalinyarada uu ka furmayo Asbuucaan soo socda Gobalka Massachusetts Magaalada Boston.

Maalmaha uu soconayo waa Jamcada December 25 iyo 26 iyo 27 Sacaaddu
Marka ay tahay 1:00PM ilaa 9:30PM Ciwaanka iyo Macluumaad dheeraada
Fadlan ka fiiri waraaqda Casumaadda ama ogaysiisku ku qoran yahay
Halkaan ka fiiri warqada casumaada

Ustaad Dalboon
Halgan.net