Mustaqbal
  BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Radio Daljir
Radio Galkacyo
Radio Lascaanod
Radio Warsan
Radio Dalmar
Radio Sagal
Radio Xoriyo
Focus on Africa
Radio Garowe
Radio shabelle
Radio Midnimo
Radio IQK Online
Radio Free Som

  Taleex.net
Masjidka Al-Rahma
Al-Yaqiin.com
Fartii Cusmaamiya
Aljazeerasomali
Allkheyraad
Allburtinle
Allidamaale.com
Allpuntland
Allmudug.org
Allsanaag
Allsbc.com
Aminarts.com
Allkarkaar
Awrboogays.com
BBC Soomaali
Boocame.com
Beerdhiga.com
Masjid Alhuda
Biyokulule
BeledXaawo
Cibaado.com
Ceelbaraf.net
Calayaale.com
Calanka.com
DailyPuntlan.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Dhahar.com
Dhagaxtuur.com
Eastafricauniversity
Gedonet.com
Harardhere.com
Hilinkatoosan
Hiiraancenter
Horseednet.net
Hobyo-one.com
Iqrasomali.com
Jidbaale
Jawhar.com
Jirac
Kismaayopost.com
Kismaayonews
Laasadaar.com
laasqoray.net
Maktabad.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Midnimo.com
Miisaanka
Onkod.net
Puntlandnews24
Puntlanddiasporaforum
Puntlandi
Puntlandpost
Puntlandgov.net
Puntlandonline
Puntlannews.com
Qardhaawi.com
Qaadisiya.com
Ramaas Software
Somaliatoday.net
Somalisites.com
Somalireal
widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
Xingaloolnews
Xaraash.com
Yamays.com
Waryatv
Daarulcilmi
Alhidaaya
Qorane.com
Duruus.com
Sh Abdulrashid.net
Maktabad.com
  Aflaxa
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Quran
Waaniye.com
Tawfiiq.net
Somali Sunah
 
Dardaaran ay jeedsheen 12 ka mid Culimo iyo ducaad oo soo gaaray Halgan.net (Maqal iyo Muuqaal)
Posted to the Web Dec 30, 21:14


Mecca:-
Shabakadda Wararka ee Halgan.net ayaa waxaa Alle mahadiis u suurta gashay in aan idiin soo gudbino qaar ka mid ah 12 Culimada iyo ducaada iskugu jirta oo dardaaran u diraya umada Soomaaliyeed iyaggoo ku guda jiray acmaashii Xajka.

Dardaarankaan ayaa ah mid guud oo ku socda Soomaalida ku nool gudaha iyo dibada dalka waxaana ka qeyb qaatay culumo si weyn looga yaqaan soomaaliya dowr weyna ku lahaa fidinta dacwa Salafiya iyo ducaad Halgan.net ayaa horay idiinkugu soo gudbisay dardaaranka culimada oo cod kaliya ah


Qaybta koowaad ee dardaaranka culimada iyo ducaada Daawasho wacan



Qaybta labaad ee dardaaranka culimada iyo ducaada Daawasho wacan


 

Waxaan alle ka baryeynaa in uu naga dhigo kuwa qaata waanada Culumada kana badbaada Fitanta iyo dagaalka u dhexeeya dadka muslimiinta ah  si aan aakhiro iyo aduun u badbaadno


Ogeysiis:-Waxaan dhamaan ka codsanaynaa warbaahinta Soomaaliyeed in ay san dardaaranka culimada u adeegsan dano siyaasadeed kuna been abuuran wax aysan culimada oran, culimada Soomaaliyeed ayaa lagu yaqaan kheyr iyo halgan dheer oo ay la soo galeen shirkiga iyo shuuciyada, Warbaahintu waa u fasaxan yihiin in dardaaranka culimada oo aan waxba laga bedelin ay u gudbiyaan akhristayaashooda ku xiran


Alle waxaan ka baryeynaaa in uu camalkeena ka dhigo mid khaalis u ah nagana badbaadsho naarta maalinta Qiyaamaha Aamiiiiiin.

Halkan Ka Dhageyso Dardaarankii Culumada ay u jeedsheen Umada Shacabka Soomaaliyeed

Culumada Dardaaranka Jeedinaysa waxay kala yihiin

1-Sh Maxamed Idirs
2-Sh Dr.Ahmed Xaji C/raxmaan
3-Sh Dr.Bashiir Ahmed Salaad
4-Sh Cali Warsame
5-Sh C/laahi Baashi
6-Sh Daahir Aw Cabdi
7-Sh C/risaaq Takar
8-Sh Xasaan M.Ibraahim(Abuu Xasaan)
9-Sh Ahmed Cabdi Semad
10-Sh Cusmaan Medad
11-Sh C/raxmaan Sh cumar
12-Sh Fu,aad Maxamuud Nuur

Halgan.net
Mecca


Daawo Aljazeera Live

Warar kale oo xiiso leh
Sep 02
Kaalin intee le,eg ayay Jamciyadda Alxikmah kaga jirtaa daryeelka dalka iyo dadka Soomaaliyeed.(Daawomasawirada)
Sep 02
Duqeyn xoogan iyo Dagaal goosgoos ah oo ka socda magaalada Muqdisho
Sep 02
Sarkaal ka tirsan dalka Ugandh oo xaqiijiyey in dowladiisa ay 750 askari u dirtay Muqdisho
Sep 02
Wafdi ka socda QM oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho(Daawo masawirda)
Sep 01
Tacsi:Kooshin Xirsi Cismaan Keenadiid oo caawa ku geeriyooday dalka Danmark
Sep 01
Wasiirka Warfaafinta Puntlland C/xakiim Axmed Guled oo ka waramaya safarka M/weyne Faroole ee Adis Ababa.(Dhagayso)
Sep 01
Raaf ka socda magaalada Boosaaso iyo ciidanka Booliska oo wada baaritaano
Sep 01
Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo ka dhoofay magaalada Garoowe
Sep 01
Askar ka tirsan AMISOM oo ku dhaawacmay dagaalka Muqdisho oo saaka loo duuliyey Kenya
Sep 01
Qiimaha Bini'aadamka oo meeshii ugu hooseeyey ka gaaray magaalada Muqdisho (warbixin xasaasi ah)
Sep 01
Sarkaal ka tirsan Midowga Afrika oo sheegay in AMISOM ay Soomaaliya sii joogi doonto
Aug 31
Wariye ka tirsanaa Idaacada Daljir oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo
 



 
Radio Halgan [ Halkaan ka dhagayso Radio Halgan Live ]


Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Ilaalinta Diinta iyo Nafta Sheikh C/naasir Xaaji Ahmed 13.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Dhaqaalaha Islaamiga Sh.Ismacil iyo Sheikh Dirir 12.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali mataan ee magaalada Hargays Masjid Rowda U jeedada Sharceeda Islaamka Fadiilatu Sheikh Yuusuf Aadan Al-Qaadhi
11.Julay Dhagayso.

      Copyright© 2010-2011    Designedby Ramaas Software