Mustaqbal
  BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Radio Daljir
Radio Galkacyo
Radio Lascaanod
Radio Warsan
Radio Dalmar
Radio Sagal
Radio Xoriyo
Focus on Africa
Radio Garowe
Radio shabelle
Radio Midnimo
Radio IQK Online
Radio Free Som

  Taleex.net
Masjidka Al-Rahma
Al-Yaqiin.com
Fartii Cusmaamiya
Aljazeerasomali
Allkheyraad
Allburtinle
Allidamaale.com
Allpuntland
Allmudug.org
Allsanaag
Allsbc.com
Aminarts.com
Allkarkaar
Awrboogays.com
BBC Soomaali
Boocame.com
Beerdhiga.com
Masjid Alhuda
Biyokulule
BeledXaawo
Cibaado.com
Ceelbaraf.net
Calayaale.com
Calanka.com
DailyPuntlan.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Dhahar.com
Dhagaxtuur.com
Eastafricauniversity
Gedonet.com
Harardhere.com
Hilinkatoosan
Hiiraancenter
Horseednet.net
Hobyo-one.com
Iqrasomali.com
Jidbaale
Jawhar.com
Jirac
Kismaayopost.com
Kismaayonews
Laasadaar.com
laasqoray.net
Maktabad.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Midnimo.com
Miisaanka
Onkod.net
Puntlandnews24
Puntlanddiasporaforum
Puntlandi
Puntlandpost
Puntlandgov.net
Puntlandonline
Puntlannews.com
Qardhaawi.com
Qaadisiya.com
Ramaas Software
Somaliatoday.net
Somalisites.com
Somalireal
widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
Xingaloolnews
Xaraash.com
Yamays.com
Waryatv
Daarulcilmi
Alhidaaya
Qorane.com
Duruus.com
Sh Abdulrashid.net
Maktabad.com
  Aflaxa
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Quran
Waaniye.com
Tawfiiq.net
Somali Sunah
 
Qodobadii ka soo baxay Shirkii Isimadda SSC ee ka socday Holhol iyo Buurawadal
Posted to the Web Feb 08, 15:54

Garoowe:-Waxaa maalmihii la soo dhaafay shir uga socday Magaalada Buura-wadal Isimada SSC, Isimada SSC ayaa waxaa ay maanta soo afmeereen shirkoodii waxaa ay ka soo saareen Go,aamada hoos ku xusan.


Bayaan Issimada Dhulbahante ka soo saareen Shirkii Issimada Dhulbahante ee Holhol iyo Buura-Wadal.

Waxaa shir iswaraysi iyo wadatashi ah ku yeeshay magaalada Buura-wadal dhamaan Issimada dhulbahante,shirkaas oo horaantii lagu qabtay magaalada Holhol gogol uu dhigay Garaad Jama Garaad Ismail.


Issimadu waxay falanqeeyeen mudarada ka haysata dadkooda duulaanka gardarada ah ee jamhada Soomaali-diidka ahi kusoo qaadeen qaybo ka mid ah deegaamadadooda,duulaankaas oo keenay barakac baahsan dadkiina ku dhibaataysan yahay xeryaha qoxootiyada ee Kenya,Ethiopia,Yemen iyo Xarumaha Gobolada kale ee Soomaalia.


 



Waxaa nasiib daro ah in wadamada daneeya arimaha Somaliya iyo Hay'adaha caalamigu ayan wax gargaara soo gaadhsiin dadkaa tabaalaysan islamarkaana aaney dhaleecayn Jabhadii kadanbaysay falal danbiyeedkaa loogaystay shacab ka reer Laascaanood.



Sadexdii bilood ee u danbeeyay waxaa Xarunta deegaamada SSC ee Laas caan ood ka bilaabmay qaraxyo iyo falal argagixiso oo ay ka danbeeyaan maamul kaasi,si ay fasax ugu helaan cabudhinta iyo xidhxidhka shacabka reer Laascaan ood,waxaa xabsiyada magaalooyinka Mandheera,Burco ,Caynaba iyo Laascaan ood ku xidh xidhan Ganacsato,Odayaal,Siyaasiyiin iyo Culima'udiin aan wax dan bi ah galabsan.


Waxaa kale oo la barakiciyay walaalahayagii Soomaaliyeed ee kasoo haajiray colaadaha ka aloosan Gobolada Koonfureed oo hoy iyo hantiba ka yagleeshay deegaamadayada Hadaba waxaanu la socodsiinaynaa UN, Urur Gobolleedka IGAD, AU,  Arab League ,Dowlada Federaalka iyo cid kasta oo danaynaysa nabadgalyada Geeska Africa hadii aanay xal dagdaga u helin ka saarida ciidamada gardarada aan geedna loogu soo gaban ku jooga deegaamada SSC in uu ka aloosmi doono dagaal raag oo riiq dheeraada yeeshana wajiyo badan.


Hadaanu nahay Gudoonka Gobolada SSC waxaanu mar walba u taaganahay wada noolaanshaha umada Soomaaliyeed, kashaqaynta daris wanaaga iyo nabadgelyada ,arintaa waxaa marag cad u ah in xoolo dhaqatadii kasoo guurtay gobolada Togdheer iyo Waqooyi Galbeed ay maanta si nabadgalyo ah ku daaqayaan deegaamadayada .


hadaba waxaa muuqata in aanay Jabhadaasi wax dana ah kalahayn dadkooda maadaama dadka ay ka dhaxayso Ceelka,Carshinta iyo Cowskuba.


 hase yeeshee marnaba uma dulqaadan doono in dadkayaga la dibindaabyeeyo iyadoo qabiil usoo huwanayo hagoog maamul.Si xal loogu helo dhibaatooyinka haysta dadkayaga waxaanu si wada jir ah isula qaadanay qodobadan:


1.     Waxaanu samaynay Gudi layiraahdo Qusuusi.


2.     Qusuusigu waxay ka koobnaanaysaa 21 xubnood,Sadex kamidi Dumar yihiin.


3.     Qusuusigu waxay awood u leeyihiin in ay ansixiyaan ama badalaan Hogaankii lagu soo dhisay Nairobi.


4.     Qusuusida waxaa soo xulaya Beelaha waxaana ansixinaya Issimada.


5.     Qusuusidu waxay iska dhexdooranayaan Gud. Kuxigeen iyo Xoghayn


6.     Qusuusida waxay mudadooda ku egtahay sanad iyo badh laga bilaabo maalinta la ansixiyo.


7.     Qusuusiga waxaa lagu keenayaa mudo dhan 10 casho laga bilaabo maalinta gudoonkani soo baxo.


8.     Qusuusiga waxaa kala diri  kara Issimada saxeexay cod 2/3.


9.     Shuruudaha lagu soo xulayo waxaa qeexaya xeer hoosaad ugaara.


F.G.:  Issimada ayaa kala hadlay Puntland Hogaankii Nairobi inay soo galaan gudaha si ay u horyimaadaan Qusuusida.


B :Wacyigelin.


Waxaa la dirayaa laba wafdi oo kakooban Issimada Cuqaasha iyo Xubno kamida Qusuusida waxaana loo kala dirayaa deegaamada SSC si ay dadka ugu soo baraarujiyaan xaalada adage e lagu jiro iyo sidii looga bixi lahaa.


C :Dhaqaalaha


Dhaqaaluhu waa lafdhabarta lama huraanka ah ee loo baahan yahay waana arin aan, la'aanteed suuroobi karin  waxqabad rasmi ah, waxaana la isku raacay dood dheer kadib in laga raadiyo jaaliyada dibada iyo wadanka gudihiisa,wixii faahfaahin ah ee intaa dheer waxaa qeexaya xeer hoosaad ugaara.


D: Puntland.


Sidda la wada ogsoon yahay sadexdii maamul ee ukala danbeeyay Puntland midba midka kale waa uga dacay iyo hagardaamo badnaa waxayna sahleen in laqabsado laguna fido qaybo kamida deegaamada SSC,waxayna curyaamiyeen isku day kasta oo lagu soo celin lahaa deegaamadaa.


Sidaa darteed dhaqab iyo Shacab ba waxaa u cadaatay in xukuumada hada jirtaa aanay diyaar u ahayn waxkaqabadka howshaa,hadaba waxaanu goaansanay in xaajadaa loo wajaho hab qabiil hormuudna aanu ka noqono beel ahaan xukuumada waxaan ku qiimaynaynaa hadba sida ay ka yeesho howshan maanta lagudoomiyay.


Waxaan marnaba la ilaawi Karin taageeradii naf iyo maalba lahayd ee ay muujiyeen shacabka reer Puntland isku dayadii lacuryaamiyay ee lagu soo celin lahaa gobolada SSC hadana waxaa looga baahan yahay taageero hiil iyo hool ba leh.


Magacyada Issimada Saxeexay:


1. Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac……………………………………………


 


2.  Garaad Salebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud……………………………


3. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil……………………………………………………………


 


4.Garaad Cabdillahi Garaad Soofe………………………………………………………………


 


5. Suldaan Siciid Cismaan Cali……………………………………………………………


 


6. Garaad Abshir Salax Maxamed……………………………………………………………


 


7.     Ugaas Cabdillahi Ciise Nuur…………………………………………………………


 


8. Garaad Cali Burale Hassan……………………………………………………………………


 


9.Boqor Cabdillahi Ahmed  Cali…………………………………………………………………


 


10.Garaad Cabdisalam Hasan Maxamed…………………………………………………


 


11. Garaad Maxamud Cisman Mashqare…………………………………………………….


 


12.Garaad Saleban Burale Ow-Adan………………………………………………………


 


13.Garaad Cabdillahi Maxamed Guuleed……………………………………………………..


 


14. Ugaas Faarax Max'ud Cali…………………………………


 


15.  Garaad Ibrahim Baaruud Guutaale...............................

Wabillahi Towfiiq   Isimada SSC


 




Daawo Aljazeera Live

Warar kale oo xiiso leh
Sep 08
Masaajidka Huda ee Magaalada Garoowe ayaa lagu soo Gabagabeeyey Tartanka Quranka(Masawiro)
Sep 07
Wasiirka Maaliyada Puntland Qofka Amniga qaribaya cirka kama Soo dhicin ee aan iska qabano
Sep 07
Sheeko Gaaban: Macalimiinta Iskuulka Qoyane waa laga gardaran yahay
Sep 07
Ugaas Xassan Ugaas Yaasin oo ku baaqay shir wadatashi oo wax looga qabanayo amaanka magaalada Boosaaso
Sep 06
Ra’iisul wasaaraha DFKM Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo kulamo la leh QM
Sep 06
War Saxafeed - Madaxweynaha Puntland oo kulamo muhiim ah uga socdaan dalka Ethiopia
Sep 06
Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Copenhagen iyo nawaaxigeeda
Sep 06
Madaxweynaha S/land Axmed Siilaanyo oo codsaday in la kordhiyo mudada Golaha Guurtida
Sep 06
Wasiirada arimaha dibadda ee IGAD oo kulan ku yeelan doona magaalada Nairobi
Sep 05
Jimciyada Iskaashiga Kheyraadka oo Deeq Lacageed soo gaadhsiisay Buuhoodle iyo Widhwidh.(Daawo masawirada)
Sep 05
Raiisul wasaaraha DFKM Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo u baqoolay dalka Kenya
Sep 05
Lacag been abuur ah oo saaka lagu gubay magaalada Garoowe ee caasimada Puntlland
 



 
Radio Halgan [ Halkaan ka dhagayso Radio Halgan Live ]


Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Ilaalinta Diinta iyo Nafta Sheikh C/naasir Xaaji Ahmed 13.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Dhaqaalaha Islaamiga Sh.Ismacil iyo Sheikh Dirir 12.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali mataan ee magaalada Hargays Masjid Rowda U jeedada Sharceeda Islaamka Fadiilatu Sheikh Yuusuf Aadan Al-Qaadhi
11.Julay Dhagayso.

      Copyright© 2010-2011    Designedby Ramaas Software