Mustaqbal
  BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Radio Daljir
Radio Galkacyo
Radio Lascaanod
Radio Warsan
Radio Dalmar
Radio Sagal
Radio Xoriyo
Focus on Africa
Radio Garowe
Radio shabelle
Radio Midnimo
Radio IQK Online
Radio Free Som

  Taleex.net
Masjidka Al-Rahma
Al-Yaqiin.com
Fartii Cusmaamiya
Aljazeerasomali
Allkheyraad
Allburtinle
Allidamaale.com
Allpuntland
Allmudug.org
Allsanaag
Allsbc.com
Aminarts.com
Allkarkaar
Awrboogays.com
BBC Soomaali
Boocame.com
Beerdhiga.com
Masjid Alhuda
Biyokulule
BeledXaawo
Cibaado.com
Ceelbaraf.net
Calayaale.com
Calanka.com
DailyPuntlan.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Dhahar.com
Dhagaxtuur.com
Eastafricauniversity
Gedonet.com
Harardhere.com
Hilinkatoosan
Hiiraancenter
Horseednet.net
Hobyo-one.com
Iqrasomali.com
Jidbaale
Jawhar.com
Jirac
Kismaayopost.com
Kismaayonews
Laasadaar.com
laasqoray.net
Maktabad.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Midnimo.com
Miisaanka
Onkod.net
Puntlandnews24
Puntlanddiasporaforum
Puntlandi
Puntlandpost
Puntlandgov.net
Puntlandonline
Puntlannews.com
Qardhaawi.com
Qaadisiya.com
Ramaas Software
Somaliatoday.net
Somalisites.com
Somalireal
widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
Xingaloolnews
Xaraash.com
Yamays.com
Waryatv
Daarulcilmi
Alhidaaya
Qorane.com
Duruus.com
Sh Abdulrashid.net
Maktabad.com
  Aflaxa
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Quran
Waaniye.com
Tawfiiq.net
Somali Sunah
 
Shiikh Maxamuud Maxamed Shibli oo xalay ka hadlay khatarta ay leedahaya daadinta dhiiga qofka muslinka ah
Posted to the Web Mar 05, 08:54

Nairobi:-Shiikh Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaano dalkja Soomaaliya iyo dibadiisa ayaa waxaa uu xalay ka hadlay khatarta ay leedahay daadinta dhiiga Muslimka,Shiikh Shibli oo xalay Muxaadaro dhowr habeen socon doonta ku qabtay Masaajidka Hidaaya  xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa si xeel dheer uga hadlay inaan sinaba loo fududeysan karin in xaq darro lagu daadiyo dhiiga dadka Muslimiinta ah.


Shiikha Shibli ayaa sheegay in ay danbi weyn oo aan la dhayalsan karin  tahay in dadka Muslmiinta ah lagu rido Madaafiic, wuxuuna ku nuux nuuxsaday in sidda badan Madaafiicda la rido ay ku halaagsamaan dadka  Muslimiinta ah, taasoo uu sheegay Sheikhu inuusan jirin qiil baneyn kara.


Shiikha Shibli ayaa akhriyey Aayad quraan ah iyo dhowr iyo toban Xadiith oo ka hadlaya khatarta daadinta dhiiga Muslimka, wuxuuna Sheikhu sheegay in is moodsiis iyo tuhun ayan sinna u banaaneyn in dadka lagu laayo.


Axaadiithta uu Sheikhu akhriyey ayaa waxaa ka mid ahaa Xadiith uu Nabigu ku sheegay in qofka Muslimka ahi uu ka qiimo badan yahay Kacbada, isagoo Sheikhu sheegay in dadka aragti ahaan ay kacbada oo la dumiyo kala weyn tahay dad Muslimiin ah oo si fudud loo laayo, wuxuuna Sheikhu cadeeyey in xiligan uu dhiiga Muslimku noqday mid si fudud leysaga daadiyo.


Sheikha ayaa sheegay in ay sidoo kale xaaraam tahay in dadka Muslminiita ah ay dhexdooda dagaalamaan, isagoo intaas ku daray in ay horey u soo dhaceen dagaalo badan oo dhex maray Muslmiin ay Saxaabo ka mid ahaayeen.



Waxaa xusid mudan in Sheikhu Shibli uu sheegay in uusan cidna si toos ah u bartilmaameedsaneynin, balse wuxuu carrabka ku adkeeyey cidii iyadu isu qaadata waxa laga hadlayo inay isasaxdo oo ayan diinta alle qeyb ka mid ah ka caroonin.


Sheikha ayaa Muxaadaradiisa sii wadi doona dhowrka habeen ee nagu soo aadan, hadii alle idmo, waxaana idin soo gudbin doonaa muxaadarooyinka Sheikha oo maqal ah, hadii alle idmo.

Halgan.net/somalireal
Nairobi,Kenya



Daawo Aljazeera Live

Warar kale oo xiiso leh
Sep 08
Ra’iisul wasaaraha DF Cumar C/rashiid oo booqaday saraakiil ku dhaawacantay Qaraxii Hotel Muna
Sep 08
Masaajidka Huda ee Magaalada Garoowe ayaa lagu soo Gabagabeeyey Tartanka Quranka(Masawiro)
Sep 07
Wasiirka Maaliyada Puntland Qofka Amniga qaribaya cirka kama Soo dhicin ee aan iska qabano
Sep 07
Sheeko Gaaban: Macalimiinta Iskuulka Qoyane waa laga gardaran yahay
Sep 07
Ugaas Xassan Ugaas Yaasin oo ku baaqay shir wadatashi oo wax looga qabanayo amaanka magaalada Boosaaso
Sep 06
Ra’iisul wasaaraha DFKM Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo kulamo la leh QM
Sep 06
War Saxafeed - Madaxweynaha Puntland oo kulamo muhiim ah uga socdaan dalka Ethiopia
Sep 06
Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Copenhagen iyo nawaaxigeeda
Sep 06
Madaxweynaha S/land Axmed Siilaanyo oo codsaday in la kordhiyo mudada Golaha Guurtida
Sep 06
Wasiirada arimaha dibadda ee IGAD oo kulan ku yeelan doona magaalada Nairobi
Sep 05
Jimciyada Iskaashiga Kheyraadka oo Deeq Lacageed soo gaadhsiisay Buuhoodle iyo Widhwidh.(Daawo masawirada)
Sep 05
Raiisul wasaaraha DFKM Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo u baqoolay dalka Kenya
 



 
Radio Halgan [ Halkaan ka dhagayso Radio Halgan Live ]


Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Ilaalinta Diinta iyo Nafta Sheikh C/naasir Xaaji Ahmed 13.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Dhaqaalaha Islaamiga Sh.Ismacil iyo Sheikh Dirir 12.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali mataan ee magaalada Hargays Masjid Rowda U jeedada Sharceeda Islaamka Fadiilatu Sheikh Yuusuf Aadan Al-Qaadhi
11.Julay Dhagayso.

      Copyright© 2010-2011    Designedby Ramaas Software