Mustaqbal
  BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Radio Daljir
Radio Galkacyo
Radio Lascaanod
Radio Warsan
Radio Dalmar
Radio Sagal
Radio Xoriyo
Focus on Africa
Radio Garowe
Radio shabelle
Radio Midnimo
Radio IQK Online
Radio Free Som

  Taleex.net
Masjidka Al-Rahma
Al-Yaqiin.com
Fartii Cusmaamiya
Aljazeerasomali
Allkheyraad
Allburtinle
Allidamaale.com
Allpuntland
Allmudug.org
Allsanaag
Allsbc.com
Aminarts.com
Allkarkaar
Awrboogays.com
BBC Soomaali
Boocame.com
Beerdhiga.com
Masjid Alhuda
Biyokulule
BeledXaawo
Cibaado.com
Ceelbaraf.net
Calayaale.com
Calanka.com
DailyPuntlan.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Dhahar.com
Dhagaxtuur.com
Eastafricauniversity
Gedonet.com
Harardhere.com
Hilinkatoosan
Hiiraancenter
Horseednet.net
Hobyo-one.com
Iqrasomali.com
Jidbaale
Jawhar.com
Jirac
Kismaayopost.com
Kismaayonews
Laasadaar.com
laasqoray.net
Maktabad.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Midnimo.com
Miisaanka
Onkod.net
Puntlandnews24
Puntlanddiasporaforum
Puntlandi
Puntlandpost
Puntlandgov.net
Puntlandonline
Puntlannews.com
Qardhaawi.com
Qaadisiya.com
Ramaas Software
Somaliatoday.net
Somalisites.com
Somalireal
widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
Xingaloolnews
Xaraash.com
Yamays.com
Waryatv
Daarulcilmi
Alhidaaya
Qorane.com
Duruus.com
Sh Abdulrashid.net
Maktabad.com
  Aflaxa
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Quran
Waaniye.com
Tawfiiq.net
Somali Sunah
 
Shiikh Maxamuud Maxamed Shibli oo sheegay dagaalkii Kismaayo ku dhexmaray Shabaab iyo Xisbul Islaam inuu ahaa mid aan diin ku saleysneyn
Posted to the Web Mar 06, 16:51

Nairobi:-Sh. Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee Kenya ku dhaqan ayaa sheegay dagaalkii Kismaayo ku dhexmaray xoogagga Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam inuu ahaa dagaal aan diin ku saleysneyn.



Shiikh Shibli oo habeenkii labaad oo xiriir ah Muxaadaro ka wada Masaajidka uu imaanka ka yahay ee Masjidka Al- Hidaaya ee Nairobi ayaa sheegay xalay in dagaalkii Kismaayo ku dhexmaray Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam uusan ku salays neyn diin, isla markaasna uu ahaa dagaal ay dhinacyadaas ku doonayeen hanashada dekada magaalada Kismaayo.

Shiikh Shible ayaa sheegay in aysan banaaneyn qof aan diinta waxba ka garaneyn inuu sameeyo Ijtihaad, isagoo carabka ku adkeeyey in wixii danbi ah ee uu qofkaas Jaahilka ah uu sameeyo qeyb weyn ka qaadanayo qofkii u sheegay ama u baneeyey waxa uu sameeyey.


Shiikha oo markii uu Maxaadaradiisa dhameeyey la weydiiyey su.aalo la xiriira dalka Soomaaliya ayaa Shiikhu jawaab cad ka bixiyey waxyaabihii la weydiiyey, waxaana dadkii Muxaadarada dhageysanayey ay si weyn uga maqsuudeen qaabka aan leexleexadka lahayn ee uu Shiikha uga jawaabayey su.aalaha la weydiinayey.

Waxaa Shiikha Shibli la weydiiyey inuu kala cadeeyo cida ugu saxan dowlada FKMG Soomaaliya, Suufiyada iyo xarakada Shabaabul Mujaahidiin, wuxuuna Sheikh sheegay in Suufiyada uu mar danbe si faah faahsan uga warami doono, dowlada FKMG ahna wuxuu sheegay inay tahay DFKM magan u ah gaalo, isla markaasna ayan banaaneyn in miciin la bido.



Sheikha mar uu ka hadlayey Shabaabul Mujaahidiin, waxa uu sheegay in wax ay ku fiican yihiin ay jirto, wax badanna ay ka khariban yihiin, wuxuuna  sheegay  in wixii ay ku saxan yihiinna uu lagu raaco, wixii ay ku khaldan yihiinna uu laga leexdo, isagoo xarakada Shabaabna ugu baaqay wixii khalad ah ee loo sheego inay qaataan oo ka haraan, hadii ay diin ku socdaan, sida uu Sheikhu sheegay.



Sheikh Shibli ayaa mar kale ka digay Madaafiicda kooxaha Islaamiyiinta ah ay ka dhex tuurayaan shacabka, wuxuuna sheegay in dagaalka lagula jiro AMISOM uu sax yahay, balse wuxuu carrabka ku adkeeyey in wax badan oo aan sax ahayn ay ka socdaan Soomaaliya, loona baahan yahay in la kala hufo, sida uu Sheikhu sheegay.



Shiikha Shible ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka dhaceen dagaalo badan oo u dhexeeyey Muslimiin, wuxuuna tusaale u soo qaatay dagaalkii 1992-dii gobolada Bari ku dhex maray wadaadadii Itixaadka iyo jabhadii SSDF, dagaalkii Araare ku dhex maray Al-Itixaad iyo USC, kuwii Kismaayo dhawaan ku dhex maray Xisbul islaam iyo Shabaab, kuwii dhex mari jiray qabiilada Soomaaida,  iyo kuwa hada laga baqayo inay ka dhex dilaacaan Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam, wuxuuna Sheikhu sheegay in dagaaladaas oo dhan ay yihiin dagaalo u dhexeeya Muslimiin qiilna aan loo heli karin, sida uu sheegay.

Muxaadarada Sheikha ayaa socon doonta habeenada fooda inagu soo haya, waxaadna hadii alle idmo Muxaadarooyinka oo maqal ah aad ka heli doontaan webabka Somalireal.com iyo halgan.net ee ha moogaanina insha Allaahu

Somalireal.com
Halgan.net



Daawo Aljazeera Live

Warar kale oo xiiso leh
Sep 08
Ra’iisul wasaaraha DF Cumar C/rashiid oo booqaday saraakiil ku dhaawacantay Qaraxii Hotel Muna
Sep 08
Masaajidka Huda ee Magaalada Garoowe ayaa lagu soo Gabagabeeyey Tartanka Quranka(Masawiro)
Sep 07
Wasiirka Maaliyada Puntland Qofka Amniga qaribaya cirka kama Soo dhicin ee aan iska qabano
Sep 07
Sheeko Gaaban: Macalimiinta Iskuulka Qoyane waa laga gardaran yahay
Sep 07
Ugaas Xassan Ugaas Yaasin oo ku baaqay shir wadatashi oo wax looga qabanayo amaanka magaalada Boosaaso
Sep 06
Ra’iisul wasaaraha DFKM Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo kulamo la leh QM
Sep 06
War Saxafeed - Madaxweynaha Puntland oo kulamo muhiim ah uga socdaan dalka Ethiopia
Sep 06
Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Copenhagen iyo nawaaxigeeda
Sep 06
Madaxweynaha S/land Axmed Siilaanyo oo codsaday in la kordhiyo mudada Golaha Guurtida
Sep 06
Wasiirada arimaha dibadda ee IGAD oo kulan ku yeelan doona magaalada Nairobi
Sep 05
Jimciyada Iskaashiga Kheyraadka oo Deeq Lacageed soo gaadhsiisay Buuhoodle iyo Widhwidh.(Daawo masawirada)
Sep 05
Raiisul wasaaraha DFKM Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo u baqoolay dalka Kenya
 



 
Radio Halgan [ Halkaan ka dhagayso Radio Halgan Live ]


Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Ilaalinta Diinta iyo Nafta Sheikh C/naasir Xaaji Ahmed 13.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Dhaqaalaha Islaamiga Sh.Ismacil iyo Sheikh Dirir 12.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali mataan ee magaalada Hargays Masjid Rowda U jeedada Sharceeda Islaamka Fadiilatu Sheikh Yuusuf Aadan Al-Qaadhi
11.Julay Dhagayso.

      Copyright© 2010-2011    Designedby Ramaas Software