Mustaqbal
  BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Radio Daljir
Radio Galkacyo
Radio Lascaanod
Radio Warsan
Radio Dalmar
Radio Sagal
Radio Xoriyo
Focus on Africa
Radio Garowe
Radio shabelle
Radio Midnimo
Radio IQK Online
Radio Free Som

  Taleex.net
Masjidka Al-Rahma
Al-Yaqiin.com
Fartii Cusmaamiya
Aljazeerasomali
Allkheyraad
Allburtinle
Allidamaale.com
Allpuntland
Allmudug.org
Allsanaag
Allsbc.com
Aminarts.com
Allkarkaar
Awrboogays.com
BBC Soomaali
Boocame.com
Beerdhiga.com
Masjid Alhuda
Biyokulule
BeledXaawo
Cibaado.com
Ceelbaraf.net
Calayaale.com
Calanka.com
DailyPuntlan.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Dhahar.com
Dhagaxtuur.com
Eastafricauniversity
Gedonet.com
Harardhere.com
Hilinkatoosan
Hiiraancenter
Horseednet.net
Hobyo-one.com
Iqrasomali.com
Jidbaale
Jawhar.com
Jirac
Kismaayopost.com
Kismaayonews
Laasadaar.com
laasqoray.net
Maktabad.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Midnimo.com
Miisaanka
Onkod.net
Puntlandnews24
Puntlanddiasporaforum
Puntlandi
Puntlandpost
Puntlandgov.net
Puntlandonline
Puntlannews.com
Qardhaawi.com
Qaadisiya.com
Ramaas Software
Somaliatoday.net
Somalisites.com
Somalireal
widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
Xingaloolnews
Xaraash.com
Yamays.com
Waryatv
Daarulcilmi
Alhidaaya
Qorane.com
Duruus.com
Sh Abdulrashid.net
Maktabad.com
  Aflaxa
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Quran
Waaniye.com
Tawfiiq.net
Somali Sunah
 
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo magacaabay Gudoomiyaal Maxkamadeed iyo Garsooreyaal
Posted to the Web Mar 07, 18:26

Boosaaso:-Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Shiikh Maxamuud Faroole ayaa maanta xeerar ka soo baxay Xafiiskiisa madaxtooyada Garoowe ku magacaabay Gudoomiyeyaal Maxkamadeed iyo Garsoorayaal.Xeerarkaan ayaa waxaa uu ahaa lambarkiisa 20 Kana soo baxay xafiiska Madax weynaha Dowlada Puntland Dr.C/rixmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ahaa sidan.

1- Gudoomiyaha Maxkamada darajada Koowaad ee Magaalada Bosaaso Fareceeda Labaad ayaa Waxaa Loo magacaabay Aadan Axmed Maxamed


2-Garsoorka Maxkamada Darajada Koowaad ee Magaalada Bosaaso Faraceeda Labaad ayaa waxaa loo magacaabay C/rashiid Cali Ciise


3- Maxamed Maxamuud Saleebaan ayaa waxaa loo Magaacabay Garsoorka Labaad ee Maxkamada


4- Maxamuud Xasan Cabdi ayaa waxaa Loo Magacaabay Garsooraha Maxkamada Degmada Laasqoray


5- Aadan yuusuf Xuseen ayaa waxaa loo magacaabay Garsooraha Maxkamada Degmada Carmo.


6- Ibraahim C/laahi Samatar ayaa waxaa Loo magacaabay Garsoorka Maxkamada Degmada Dhahar.


7- C/laahi Maxamuud Boos ayaa waxaa loo Magacaabay Garsoorka Degmada Caluula.


8- Cawla Jaamac Muuse ayaa waxaa loo magacaabay garsoorka Degmada Baargaal.


9- Siciid Maxamed Axmed ayaa waxaa loo Magacaabay Garsoorka Degmada Bandar Bayla


10- C/rashiid Muuse Ciise ayaa Waxaa Loo magacaabay Garsoorka Degmada EYL


11- C/fataax Cali Diiriye ayaa waxaa loo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Darajada koowaad ee Degmada Gaalkacyo


Xeerarkaan ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha dowlada Puntland maanta ayaa waxaa ku xusan markuu arkay Madaxwayanha Qoraalka Gudiga sare ee garsoorka Puntland Kuna saabsana magacaabida ayaa waxaa uu xeeriyay Madaxweynaha inuu soo saaro xeerarkan oo ah ansixinta Magacaabida Garsoorayaasha iyo Gudoomiyeyaasha Maxkamada.

Halgan.net




Daawo Aljazeera Live

Warar kale oo xiiso leh
Sep 08
Masaajidka Huda ee Magaalada Garoowe ayaa lagu soo Gabagabeeyey Tartanka Quranka(Masawiro)
Sep 07
Wasiirka Maaliyada Puntland Qofka Amniga qaribaya cirka kama Soo dhicin ee aan iska qabano
Sep 07
Sheeko Gaaban: Macalimiinta Iskuulka Qoyane waa laga gardaran yahay
Sep 07
Ugaas Xassan Ugaas Yaasin oo ku baaqay shir wadatashi oo wax looga qabanayo amaanka magaalada Boosaaso
Sep 06
Ra’iisul wasaaraha DFKM Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo kulamo la leh QM
Sep 06
War Saxafeed - Madaxweynaha Puntland oo kulamo muhiim ah uga socdaan dalka Ethiopia
Sep 06
Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Copenhagen iyo nawaaxigeeda
Sep 06
Madaxweynaha S/land Axmed Siilaanyo oo codsaday in la kordhiyo mudada Golaha Guurtida
Sep 06
Wasiirada arimaha dibadda ee IGAD oo kulan ku yeelan doona magaalada Nairobi
Sep 05
Jimciyada Iskaashiga Kheyraadka oo Deeq Lacageed soo gaadhsiisay Buuhoodle iyo Widhwidh.(Daawo masawirada)
Sep 05
Raiisul wasaaraha DFKM Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo u baqoolay dalka Kenya
Sep 05
Lacag been abuur ah oo saaka lagu gubay magaalada Garoowe ee caasimada Puntlland
 



 
Radio Halgan [ Halkaan ka dhagayso Radio Halgan Live ]


Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Ilaalinta Diinta iyo Nafta Sheikh C/naasir Xaaji Ahmed 13.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Dhaqaalaha Islaamiga Sh.Ismacil iyo Sheikh Dirir 12.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali mataan ee magaalada Hargays Masjid Rowda U jeedada Sharceeda Islaamka Fadiilatu Sheikh Yuusuf Aadan Al-Qaadhi
11.Julay Dhagayso.

      Copyright© 2010-2011    Designedby Ramaas Software