Nairobi:-Shirkadda Kaamil consulting waxay Xaraashaysaa guri oo ay lahayd shirkaddii xidhantay ee Dalsan Inter national ,Gurigu wuxuu ku yaal magaalada Boosaaso, waxaana uu yahay hal dabaq, macluumaadkiisuna waa kan hoos ku qoran:

Gurigu waxa uu dhacaa wadadda aada Airport-ka Magaaladda Bosaso waxa uu ka soo horjeedaa Hotel jubba & Shirkadda diyaaradaha Jubba Waxaa ka soo horjeedka bidix ka xiga xawaaladda dahababshiil.Waxaa dhinaca midig ka xiga Carwada City Gate.
Waxa uu ku fadhiyaa dhul dhan 16m x 16m. Guriga qaybta hoose waxay ka kooban tahay 3 qol, hal Hall, Jiko(Madbakh) iyo Musqul. Qaybta sare(dabaqa kowaad) ee guriga waxaa uu ka kooban yahay 7 qol, 2 Halls, jiko(Madbakh) iyo 3 Musqulood.
Naadada iibka gurigu waxaa ay ka bilaabmaysaa $ 300,000,Mudada Naadadu soconaysaa waa 05.03.2010 � 20.03.2010.
Waxii faahin ah ee ku saabsan naadada iibka guriga kala xidhiidh:Ahmed Dirie Mohamed Director Kaamil Consulting
Waxii macluumaad ah ee intaas dheer kuna saabsan guriga kala xidhiidh: Mohamed Jaamac Xaashi
Telephone: 25290797810
Email: mdhashi@hotmail.com
Ama Mohamed Jaaac Ganey
Telephene: 25290797810
Email: mjgeneyone@hotmail.com
Ahmed Dirie Mohamed
Director Kaamil Consulting
Tel: 44(0) 7882081792
Email: ahmeddirie@kaamilconsulting.com
http://www.kaamilconsulting.com/