Mustaqbal
  BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Radio Daljir
Radio Galkacyo
Radio Lascaanod
Radio Warsan
Radio Dalmar
Radio Sagal
Radio Xoriyo
Focus on Africa
Radio Garowe
Radio shabelle
Radio Midnimo
Radio IQK Online
Radio Free Som

  Taleex.net
Masjidka Al-Rahma
Al-Yaqiin.com
Fartii Cusmaamiya
Aljazeerasomali
Allkheyraad
Allburtinle
Allidamaale.com
Allpuntland
Allmudug.org
Allsanaag
Allsbc.com
Aminarts.com
Allkarkaar
Awrboogays.com
BBC Soomaali
Boocame.com
Beerdhiga.com
Masjid Alhuda
Biyokulule
BeledXaawo
Cibaado.com
Ceelbaraf.net
Calayaale.com
Calanka.com
DailyPuntlan.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Dhahar.com
Dhagaxtuur.com
Eastafricauniversity
Gedonet.com
Harardhere.com
Hilinkatoosan
Hiiraancenter
Horseednet.net
Hobyo-one.com
Iqrasomali.com
Jidbaale
Jawhar.com
Jirac
Kismaayopost.com
Kismaayonews
Laasadaar.com
laasqoray.net
Maktabad.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Midnimo.com
Miisaanka
Onkod.net
Puntlandnews24
Puntlanddiasporaforum
Puntlandi
Puntlandpost
Puntlandgov.net
Puntlandonline
Puntlannews.com
Qardhaawi.com
Qaadisiya.com
Ramaas Software
Somaliatoday.net
Somalisites.com
Somalireal
widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
Xingaloolnews
Xaraash.com
Yamays.com
Waryatv
Daarulcilmi
Alhidaaya
Qorane.com
Duruus.com
Sh Abdulrashid.net
Maktabad.com
  Aflaxa
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Quran
Waaniye.com
Tawfiiq.net
Somali Sunah
 
Bare Cali Bare oo ahaa Sarkaal ka tirsan Xisbul Islaam oo goor dhow Muqdisho lagu dilay
Posted to the Web Mar 09, 09:42

Muqdsiho-Wariye ka tirsan Wariyaasha Halgan.net oo aan dhawaan la xiriirnay isagoo ku sugan Muqdisho ayaa waxaa uu noo xaqiijiyey dilka Allaha u naxaristee Sarkaal ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam Bare Cali Bare, kooxo hubaysan oo aan haybtooda la garanayn ay dhawaan toogasho ku dilay sarkaal kaan.


Allaha u naxariistee Sarkaalkaan Bare Cali Bare ayaa waxaa uu ahaan jiray intii aysan Mucaskarka Raaskaambooni ku biirin Ururka Xisbul Islaam Taliyaha ciidanka Mucaskarka Raaskaambooni



Barre Cali Barre ayaa waxaa uu ka mid ahaa Saraakiishii fara ku tiriska ahaa ee dagaalka xooggan kula galay magaalada Muqdisho Ciidankii Itoobiya iyo kuwii DFKM xiligii dagaalada xooggan ay ka dhici jireen Muqdisho.


Ilaa hadda lama yaqaan cid dilka u geystay Bare Cali Bare balse Sarkaalkaan ayaa waxaa uu saxaafada ka sii daayey hadalo kulul xili rag ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo ay ka mid yihiinn Sh Xassan Turki Dulyadey , Abusacad ay ku biireen Xoogagga Al-shabaab.

A/cawaale
Halgan.net



Daawo Aljazeera Live

Warar kale oo xiiso leh
Sep 08
Masaajidka Huda ee Magaalada Garoowe ayaa lagu soo Gabagabeeyey Tartanka Quranka(Masawiro)
Sep 07
Wasiirka Maaliyada Puntland Qofka Amniga qaribaya cirka kama Soo dhicin ee aan iska qabano
Sep 07
Sheeko Gaaban: Macalimiinta Iskuulka Qoyane waa laga gardaran yahay
Sep 07
Ugaas Xassan Ugaas Yaasin oo ku baaqay shir wadatashi oo wax looga qabanayo amaanka magaalada Boosaaso
Sep 06
Ra’iisul wasaaraha DFKM Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo kulamo la leh QM
Sep 06
War Saxafeed - Madaxweynaha Puntland oo kulamo muhiim ah uga socdaan dalka Ethiopia
Sep 06
Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Copenhagen iyo nawaaxigeeda
Sep 06
Madaxweynaha S/land Axmed Siilaanyo oo codsaday in la kordhiyo mudada Golaha Guurtida
Sep 06
Wasiirada arimaha dibadda ee IGAD oo kulan ku yeelan doona magaalada Nairobi
Sep 05
Jimciyada Iskaashiga Kheyraadka oo Deeq Lacageed soo gaadhsiisay Buuhoodle iyo Widhwidh.(Daawo masawirada)
Sep 05
Raiisul wasaaraha DFKM Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo u baqoolay dalka Kenya
Sep 05
Lacag been abuur ah oo saaka lagu gubay magaalada Garoowe ee caasimada Puntlland
 



 
Radio Halgan [ Halkaan ka dhagayso Radio Halgan Live ]


Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Ilaalinta Diinta iyo Nafta Sheikh C/naasir Xaaji Ahmed 13.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Dhaqaalaha Islaamiga Sh.Ismacil iyo Sheikh Dirir 12.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali mataan ee magaalada Hargays Masjid Rowda U jeedada Sharceeda Islaamka Fadiilatu Sheikh Yuusuf Aadan Al-Qaadhi
11.Julay Dhagayso.

      Copyright© 2010-2011    Designedby Ramaas Software