Mustaqbal
  BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Radio Daljir
Radio Galkacyo
Radio Lascaanod
Radio Warsan
Radio Dalmar
Radio Sagal
Radio Xoriyo
Focus on Africa
Radio Garowe
Radio shabelle
Radio Midnimo
Radio IQK Online
Radio Free Som

  Taleex.net
Masjidka Al-Rahma
Al-Yaqiin.com
Fartii Cusmaamiya
Aljazeerasomali
Allkheyraad
Allburtinle
Allidamaale.com
Allpuntland
Allmudug.org
Allsanaag
Allsbc.com
Aminarts.com
Allkarkaar
Awrboogays.com
BBC Soomaali
Boocame.com
Beerdhiga.com
Masjid Alhuda
Biyokulule
BeledXaawo
Cibaado.com
Ceelbaraf.net
Calayaale.com
Calanka.com
DailyPuntlan.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Dhahar.com
Dhagaxtuur.com
Eastafricauniversity
Gedonet.com
Harardhere.com
Hilinkatoosan
Hiiraancenter
Horseednet.net
Hobyo-one.com
Iqrasomali.com
Jidbaale
Jawhar.com
Jirac
Kismaayopost.com
Kismaayonews
Laasadaar.com
laasqoray.net
Maktabad.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Midnimo.com
Miisaanka
Onkod.net
Puntlandnews24
Puntlanddiasporaforum
Puntlandi
Puntlandpost
Puntlandgov.net
Puntlandonline
Puntlannews.com
Qardhaawi.com
Qaadisiya.com
Ramaas Software
Somaliatoday.net
Somalisites.com
Somalireal
widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
Xingaloolnews
Xaraash.com
Yamays.com
Waryatv
Daarulcilmi
Alhidaaya
Qorane.com
Duruus.com
Sh Abdulrashid.net
Maktabad.com
  Aflaxa
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Quran
Waaniye.com
Tawfiiq.net
Somali Sunah
 
Xafladdii soo Dhaweynta Amiir Maxamuud Yusuf Ciise ee Toronto - Canada
Posted to the Web Mar 09, 21:14

Toronto- Waxaa xaflad soo dhaweyn ah oo loogu tala galay Amiir Maxamud Yusuf Ciise Geelle oo ka mid ah isimada Puntland lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada habeenkii Sabtida March 6-deeda 2010-ka kana dhacday Hotel-ka Holiday Inn ee u dhow airport-ka caalamiga ah ee Toronto. .


Xafladdaas oo si aad u qurux badan loo soo abaabulay waxaa kasoo qayb galay dadweyne aad u tira badan oo ay wajigoodu ka muuqatay farxad iyo kalgacayl ay u muujiyeen Amiir Maxamud Yusuf Ciise oo dhawaanahaanba booqasho ku marayay  qaaradda N. America.

Halkaan ka daawo sawirada soo dhaweynta


Amiir Mohamud ayaa khudbadiisa kaga hadlay Taariikhdada Soomalida wuxuuna sheegay in umadaha kale ay qortaan taariikhdooda laakiin Soomalida ay yihiin kuwo Taariikhdooda umada kale ay u qoreen.

Amiir Mohamud wuxuu tilmaamay in Soomalidu ay isku meel ka yimaadeen isku diin yihiin, isku luqad yihiin, isku midab yihiin. Waxaa daliil u ah oo xataa cilmiga sayniska casriga ahi uu sheegay in markii la baaray DNA –da dad soomaaliya oo degaano kala fog-fog degani ay isku mid noqdeen oo aysan waxba ku kala duwaneyn oo ay isku asal ka yimaadeen.


Sidoo kale  taariikhda naloo qoray waxaa la yiraahdaa qaar badda ayey soo mareen qaarna kor iyo cirka ayey ka yimaadaan laakiin taas waa been waxaa u daliila ayuu dhahay Amiirku Soomalida taariikh ahaan lama hayo Reer Reerka kale Diinta soo galiyey oo ku qasbay ama luqadda ay lahaayeen u diiday oo mid kale ku khasbay.Amiirka ayaa codsaday in taariikhda Soomalida la qoro lagana fagoodo wixii Soomalida kala dilaya wada dhalashadooda.


Xafladdaas oo uu daadihinayay C/rashiid Xasan Xirsi (Bakin) ayaa si wanaagsan warkii ugu qaybiyay ama u wadaajiyay  dhammaan odayaashi dhaqanka, aqoon yahanadi, culimaa’udiinki iyo abwaanadi xafladdaas ka qayb qaatay.


Waxaa ka mid ah ahaa marti sharaftii  ka hadashay  goobtaas kuwa soo socda :


1.     C/raxmaan Xaaji Nuur (Shagaxle)


2.     Cabdinaasir Cali Baalle


3.     Cabdi Xoosh Seed (Abdi Gaab)


4.     Eng. Axmed Mohamed Sh. Hussein


5.     Daud Ali (gabyaa)


6.     Fadumo Cali Nakruuma oo buraabur qiiro badan  goobta ka jeedisay.


Ugu Danbeyn waxaa xafladdaas qiimaha iyo qaayaha badan lagu khatimay duco iyo Alle bari loo sameeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed in Allah ka dul qaado dhibka haysto, midnamadoodana soo celiya ,kana dhigo kuwii is jecel had iyo jeer. AAMIIN .


Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise Geelle iyo wafdiga uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Dr. Cabdirasaaq Garweyne, Dr. C/qani C/llahi Khaliif iyo C/samad Cali Hashi waxay ilaa muddo asbuuc kale ah joogi doonaan halkan haddii Allah idmo si uu amiirku uga qayb galo kulamo khaas ah iyo casumaadyo kala duduwan oo kasoo gaaray jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Canada guud ahaan iyo gaar ahaan kuwa kasoo jeeda gobolada Puntland oo uu matalayo ama ka mid yahay isimada  ka taliya. Inshaa Allah kulamadaas uu amiirku la qaadan doono jaaliyadda si joogta ah ayaan idiinku soo tabin doonnaa ee la socda.


Canada Toronta

Halgan.net


 


Daawo Aljazeera Live

Warar kale oo xiiso leh
Sep 08
Ra’iisul wasaaraha DF Cumar C/rashiid oo booqaday saraakiil ku dhaawacantay Qaraxii Hotel Muna
Sep 08
Masaajidka Huda ee Magaalada Garoowe ayaa lagu soo Gabagabeeyey Tartanka Quranka(Masawiro)
Sep 07
Wasiirka Maaliyada Puntland Qofka Amniga qaribaya cirka kama Soo dhicin ee aan iska qabano
Sep 07
Sheeko Gaaban: Macalimiinta Iskuulka Qoyane waa laga gardaran yahay
Sep 07
Ugaas Xassan Ugaas Yaasin oo ku baaqay shir wadatashi oo wax looga qabanayo amaanka magaalada Boosaaso
Sep 06
Ra’iisul wasaaraha DFKM Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo kulamo la leh QM
Sep 06
War Saxafeed - Madaxweynaha Puntland oo kulamo muhiim ah uga socdaan dalka Ethiopia
Sep 06
Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Copenhagen iyo nawaaxigeeda
Sep 06
Madaxweynaha S/land Axmed Siilaanyo oo codsaday in la kordhiyo mudada Golaha Guurtida
Sep 06
Wasiirada arimaha dibadda ee IGAD oo kulan ku yeelan doona magaalada Nairobi
Sep 05
Jimciyada Iskaashiga Kheyraadka oo Deeq Lacageed soo gaadhsiisay Buuhoodle iyo Widhwidh.(Daawo masawirada)
Sep 05
Raiisul wasaaraha DFKM Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo u baqoolay dalka Kenya
 



 
Radio Halgan [ Halkaan ka dhagayso Radio Halgan Live ]


Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Ilaalinta Diinta iyo Nafta Sheikh C/naasir Xaaji Ahmed 13.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Dhaqaalaha Islaamiga Sh.Ismacil iyo Sheikh Dirir 12.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali mataan ee magaalada Hargays Masjid Rowda U jeedada Sharceeda Islaamka Fadiilatu Sheikh Yuusuf Aadan Al-Qaadhi
11.Julay Dhagayso.

      Copyright© 2010-2011    Designedby Ramaas Software