Boosaaso:-Waxaa Muxaadaro uu Fadiilatu Shiikh Daahir Aw-Cabdi ka jeediyey Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka dhacday Masjidka Cumar Ibnu Khadaab ee magaalada Qardho,Shiikh Daahir ayaa waxaa uu muxaadaradiisaan ugu magacdaray dilka Qofka Muslinka ah oo xaqdaro lagu dilo.
Hoos ka dhagayso Muxaadaradaan Shiikh Daahir Aw-Cabdi Allaha Ajar ka siiyo Shiikha Muxaadaradiisa inagana ha inagu anfaco Aamiin
Halgan.net
Boosaaso