Mustaqbal
  BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Radio Daljir
Radio Galkacyo
Radio Lascaanod
Radio Warsan
Radio Dalmar
Radio Sagal
Radio Xoriyo
Focus on Africa
Radio Garowe
Radio shabelle
Radio Midnimo
Radio IQK Online
Radio Free Som

  Taleex.net
Masjidka Al-Rahma
Al-Yaqiin.com
Fartii Cusmaamiya
Aljazeerasomali
Allkheyraad
Allburtinle
Allidamaale.com
Allpuntland
Allmudug.org
Allsanaag
Allsbc.com
Aminarts.com
Allkarkaar
Awrboogays.com
BBC Soomaali
Boocame.com
Beerdhiga.com
Masjid Alhuda
Biyokulule
BeledXaawo
Cibaado.com
Ceelbaraf.net
Calayaale.com
Calanka.com
DailyPuntlan.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Dhahar.com
Dhagaxtuur.com
Eastafricauniversity
Gedonet.com
Harardhere.com
Hilinkatoosan
Hiiraancenter
Horseednet.net
Hobyo-one.com
Iqrasomali.com
Jidbaale
Jawhar.com
Jirac
Kismaayopost.com
Kismaayonews
Laasadaar.com
laasqoray.net
Maktabad.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Midnimo.com
Miisaanka
Onkod.net
Puntlandnews24
Puntlanddiasporaforum
Puntlandi
Puntlandpost
Puntlandgov.net
Puntlandonline
Puntlannews.com
Qardhaawi.com
Qaadisiya.com
Ramaas Software
Somaliatoday.net
Somalisites.com
Somalireal
widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
Xingaloolnews
Xaraash.com
Yamays.com
Waryatv
Daarulcilmi
Alhidaaya
Qorane.com
Duruus.com
Sh Abdulrashid.net
Maktabad.com
  Aflaxa
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Quran
Waaniye.com
Tawfiiq.net
Somali Sunah
 
Kulan ka dhacay Masjidka Shaafici ee looga dooday in la mideeyo Imaamyada magaalada Minnesota
Posted to the Web Jun 06, 10:32

Minnesota:-Waxaa masaajidka Imaam shaafici lagu qabtay kulan aad u balaaran oo lagu casumay dhamaan imaamyada masaajidada gobolka minnesota, waxaa ka soo qayb galay dad wayne aad u fara badan. waxay imaamyadu ka hadleen mawduucyo aad u fara badan oo hoos imaanaya in la midoobo oo laga shaqeeyo midnimada iyo sidii ay jaaliyadda soo maaliyeed ee reer minnesoto wax u wada qabasan lahayd.

Halkaan ka daawo masawirada kulanka


Imaamyada ka soo qayb galaan kulankaan oo ka hadlay waxaa ka mid ahaa:


1) Sh. C/qani qardhaawi (masjid imaam shaafici)


2) Sh. AXmed Taajir     (Masjid Umatul islaam)


3) Sh. Maxamed mursal      (Masjid Ixsaan)


4) Sh. C/risaq sancaani (Masjid Rawdah)


5) Sh. Xasan Jaamici    (masji Dacwah)


6) Sh. C/qadir cali     (masjid furqan)


7) Sh. C/raxman sharif ( masjid darul hijra)


8) Sh. C/raxman haguf  (masjid khalid binu walid)


9) sh. cumar fiqi  (masjid karamel)


10) Sh. Sacad       (jamciyada salaama)


mawduucyada laga hadlay waxaa ka mid ah sidatan:


1) Bilawgii waxaa furfuray sh. cabdiqani oo ka hadaly in uu masaajidka ku soo dhoweyey dabadeena dadka ku baraarujiyey in la wada shaqeeyo oo layska war hayo, wuxuu dadk xusuusiyey in hadii aan isku duubnaano dhisan karno iskoolo waawayn oo islaami ah si aynu caruurteena u ilaashano, iyo waliba cusbitaali, jaamacado inoo gaar ah, ugu dambayntii wuxuu culumada ku baraarujiyey in ay ka shaqeeyaan si ay umadda uwada wadi lahaayen, dadkana wuxuu ku baraarujiyey in masaajida lagu xirno.


2) Waxaa ku xigay sh. axmed taajir oo isaguna ka in laysku kaalmaysto wanaaga oo laga wada shaqeeyo wixii wanaaga ah ilahayna la kaashado, wuxuu tilmaamay hadii umadu ayan iskaashan inayan  wax wada qabsan karin,wxuu ku soo gabagebeeyey in ilaahay dartii loo walaaloobo.


3) Waxaa ku xigay sh. maxamed mursal oo isaguna tilmaamay midnimada wanaaga ay leedahay iyo waliba in aynu ilaahay cibaadadiisa ikhlaas uga dhigno, in ilaah loo toobad keeno isagoo tilmaamay shuruudaha ay tawbadu leedahay.


4) Sh. sancaani isaguna wuxuu ku dheeraaday midnimad iyo wada shaqaynta, iyo in masaajida laga war hayo, in masaajidadu ku dhisan shacabka ku tukana, inay masaajidadu yihiin meesha kaliya ee laga heli karo wixii wanaaga aduun iyo mid aakhiro ah, wuuxu kale uu ka hadlay wanaag in lays faro oo xumaant layska reebo.


5) Sh. xasan jaamici isagu wuxuu aad ugu dheeraaday midnimada, wuxuu gaar ahaan ula hadlay culumada iyo imaamyada masaajida gacanta ku haya inay bilaaban midnimada, oo ay niyada ka midoobaan intaan afka laga midoobin.


6) Sh. cabdiqaadir cali ayaa isaguna ka hadlay waxaa lagu midoobi karaa oo kaliya waa kitaabka ilaahy iyo sunada nabiga, arintaaana waxaa keeni kara waa in la barto kitaabka iyo sunada, gaar ahaan wuxuu ka hadlay tawxiida iyo caqiidada inay tahay asaaska qofka muslimka ah, oo hadii ay caqiidadaadu fasit tahay in camarlkaagu uuna waxb ka jirin.


7) Sh. cabdiraxmaan wuxuu aad uga hadlay in layska ilaawo khilaafaadka dadka muslimiinta ah u dhexeeya oo ay muhiin tahay in aanan lagu mashquulin inta layku diidan yahay ee laga wada shaqeeyo wixii laysku ogol yahay.


8) Sh. cabdiraxmaan haaguf ayaa wuxuu ku dheeraaday khilaafaadka muslimiinta u dhexeya iyo in ay dan noo tahay in layska ilaawo wixii khilaaf ah oo la midoobo oo dant guud la eego si umada masiirkeedu u hagaago


9) Waxaa soo gebagebeeyey sh. Sacad oo isagu dul maray culumada waxyaalihii ay ka hadleen in la dhaqan geliyo midnimada, dabadeed wuxuu u duceyey dhamaan muslimiinta gaar ahaan dadkii ka soo qayb galay kulankaas.


Gabgabadii waxaa la oran karaa waa kulankii ugu horeeyey ee ay masaajidda reer minnesota isigu yimaadan. waxaana laysku afgartay in la badiyo kulamada noocan oo kale ah.


diyaariye: cabdi cali faarx
minneapolis, minnesota


Daawo Aljazeera Live

Warar kale oo xiiso leh
Sep 02
Kaalin intee le,eg ayay Jamciyadda Alxikmah kaga jirtaa daryeelka dalka iyo dadka Soomaaliyeed.(Daawomasawirada)
Sep 02
Duqeyn xoogan iyo Dagaal goosgoos ah oo ka socda magaalada Muqdisho
Sep 02
Sarkaal ka tirsan dalka Ugandh oo xaqiijiyey in dowladiisa ay 750 askari u dirtay Muqdisho
Sep 02
Wafdi ka socda QM oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho(Daawo masawirda)
Sep 01
Tacsi:Kooshin Xirsi Cismaan Keenadiid oo caawa ku geeriyooday dalka Danmark
Sep 01
Wasiirka Warfaafinta Puntlland C/xakiim Axmed Guled oo ka waramaya safarka M/weyne Faroole ee Adis Ababa.(Dhagayso)
Sep 01
Raaf ka socda magaalada Boosaaso iyo ciidanka Booliska oo wada baaritaano
Sep 01
Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo ka dhoofay magaalada Garoowe
Sep 01
Askar ka tirsan AMISOM oo ku dhaawacmay dagaalka Muqdisho oo saaka loo duuliyey Kenya
Sep 01
Qiimaha Bini'aadamka oo meeshii ugu hooseeyey ka gaaray magaalada Muqdisho (warbixin xasaasi ah)
Sep 01
Sarkaal ka tirsan Midowga Afrika oo sheegay in AMISOM ay Soomaaliya sii joogi doonto
Aug 31
Wariye ka tirsanaa Idaacada Daljir oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo
 



 
Radio Halgan [ Halkaan ka dhagayso Radio Halgan Live ]


Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Ilaalinta Diinta iyo Nafta Sheikh C/naasir Xaaji Ahmed 13.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Dhaqaalaha Islaamiga Sh.Ismacil iyo Sheikh Dirir 12.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali mataan ee magaalada Hargays Masjid Rowda U jeedada Sharceeda Islaamka Fadiilatu Sheikh Yuusuf Aadan Al-Qaadhi
11.Julay Dhagayso.

      Copyright© 2010-2011    Designedby Ramaas Software