Mustaqbal
  BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Radio Daljir
Radio Galkacyo
Radio Lascaanod
Radio Warsan
Radio Dalmar
Radio Sagal
Radio Xoriyo
Focus on Africa
Radio Garowe
Radio shabelle
Radio Midnimo
Radio IQK Online
Radio Free Som

  Taleex.net
Masjidka Al-Rahma
Al-Yaqiin.com
Fartii Cusmaamiya
Aljazeerasomali
Allkheyraad
Allburtinle
Allidamaale.com
Allpuntland
Allmudug.org
Allsanaag
Allsbc.com
Aminarts.com
Allkarkaar
Awrboogays.com
BBC Soomaali
Boocame.com
Beerdhiga.com
Masjid Alhuda
Biyokulule
BeledXaawo
Cibaado.com
Ceelbaraf.net
Calayaale.com
Calanka.com
DailyPuntlan.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Dhahar.com
Dhagaxtuur.com
Eastafricauniversity
Gedonet.com
Harardhere.com
Hilinkatoosan
Hiiraancenter
Horseednet.net
Hobyo-one.com
Iqrasomali.com
Jidbaale
Jawhar.com
Jirac
Kismaayopost.com
Kismaayonews
Laasadaar.com
laasqoray.net
Maktabad.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Midnimo.com
Miisaanka
Onkod.net
Puntlandnews24
Puntlanddiasporaforum
Puntlandi
Puntlandpost
Puntlandgov.net
Puntlandonline
Puntlannews.com
Qardhaawi.com
Qaadisiya.com
Ramaas Software
Somaliatoday.net
Somalisites.com
Somalireal
widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
Xingaloolnews
Xaraash.com
Yamays.com
Waryatv
Daarulcilmi
Alhidaaya
Qorane.com
Duruus.com
Sh Abdulrashid.net
Maktabad.com
  Aflaxa
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Quran
Waaniye.com
Tawfiiq.net
Somali Sunah
 
Xabsiga Hargaysa ma Guantanamo Bay buu Noqday !!! ?
Posted to the Web Sep 28, 07:13

Hargeysa:-Shiikh Mahmed Sh Ismaaciil inta reer Hargaysa ahi way garanaysaa isaga iyo Abbihiiba, waa nin xidhiidh dheer oo caa’iladeed laleh beesha Isaaqa. Wuxuu ka tirsanaa dhalinyaradii u horraysay ee la odhan jiray Waxdatul Shabaab Al-islaam, marnaba kama uu qayb noqon ururkii Al-Itixaad.


Shiikh Maxamed Shiikh Ismaaciil wuxuuna aqoon fiican u leeyahay diinta, inkastoo Aabbihii lagu tilmaami jiray dadkii lashaqayn jiray nidaamkii Afwayne, haddana isagu taariikh taas aad uga fog ayuu leeyahay, waa daaci diini ah, waa shiikh aan ummada dhib u gaysan, halgankii ummada iyo colaadii lagu soo qaaday hargeysa iyo Togdheerna ay aad u dhibtay, wuxuu ummada ka ahaa tiit dhexaad iyo baal dahab ah.


Mar aanu xidhiidh la samaynay nin aad u yaqaanay oo wadaada lahaa wuxuu noo sheegay “Maxamed waxaan aqaanay muddo iminka kudhaw 27 sanadood oo aanu mararka qaarkood meel ku wada noolayn. waa nin reer ahaan kasoo jeeda beesha Akishaha ee degta gobolka 5aad ee Eithopia. Wuxuu ku koray oo wax ka bartay Hargaysa, markii danbena wuxuu ka baxay Jaamacaddii Xamar. Waa dhakhtar Xanaanada Xoolaha ah.



Mohamed markii 1988 laqaxay wuxu u qaxay magaalada Duriya ee katirsan degmadda Allaybaday wuxuuna ka bilaabay malcaamad qur’aan oo uu caruurta wax ugu dhigi jiray iyo isagii oo noqday wadaadka magaalada. kadibna wuxu u guuray Magaalada Harta Shiekh oo uu noqday shiikha magaalada ee dadka diinta u dhiga.



Markii dalka dib loosoo galay Hargaysa ayuu kusoo noqday oo uu ka bilaabay in uu ciyaalka yaryar ee reer Hargaysa ee Streetka seexda uu meel u sameeyo. Wuxuu ku guulaystay in ciyaal ku dhaw kontaneeyo uu si fiican u tababaro noloshoodiina uu wax kabedelo.


Markii dagaalka sokeeyo ka dhacay Hargaysa wuxu u guuray Magaalada Ceerigaabo, halkaas oo uu ka noqday dhakhtar xoolaha ah, isla markaas Maxamed wuxu ku caan baxay dawaynta dadka ee laga dawaynayo waxa looyaqaan Jinka, isagoo dadka Qu’raan iyo dhir isugu daraya”.


Ninkii ummada sidaas dhaqanka iyo xidhiidhka diineed, dhaqameed iyo walaalnimo la lahaa waxaa maanta lagu garacaa jeelka Hargeysa isaga oo lagu leeyahay Itoobiya ayaad cayday. Waxaa kula jira culimo kale oo diintooda awgeed loo garaaco, waayo hadday jirto wax lagu hayaa maxkamad ayaa la hor keeni lahaa. Somalilandfuture Online oo aad u dabagashay arrinta ayaa waxay wax ka waydiisay xukuumada Somaliland denbiga lagu haysto Wadaaka Maxamed Shiikh Ismaciil iyo Culimada kale, waxaa kaloo ay waydiisay su,aalo la xidhiidh jidh dilka lagu hayo Shiikha. Xukuumada, gaar ahaan wasiirka Arrimaha Gudaha iyo masuuliyiintii aanu la xidhiidhnay, waa ka gaabsadeen xaalada wadaadka iyo jidh dilka cajilada laga daalacanayo.


Cajilada aanu idiin soo gudbinay waxaa ku jira Shiikh Maxamed Shiikh Ismaaciil oobaadhitaan lagu samaynayo. Su’aalaha la waydiiyey waxaa ka mid ah.


Saaxiibada Somaliland isdee u aragtaa?
Maxaad Maraykanka iyo Itoobiya u maagtaa ama u saaran tahay had iyo jeer haddii aad tahay wadaad caadiya?


Wuxuu ku jawaabay illaahay qur’aankiisa ka leexin maayo wadadii uu hayey. Si wacan u jawaab ayaa lagu yiri haddii kale warasigu wuxuu isu bedelayaa habeenimo oo waanu ku garaacaynaa.



DalkeeniiSomaliland, nidaamkii aynu qaadanay, habkii iyo hanaankii cadaalada, waad aragtaan sida muwaadiiniinta looa dhaqmayo.


“Ataqtuluuna Rajula an yaquula rabiyalaah” waxaana lagu dilayaa Maxamed in illaahay wadadiisii uu qaaday, waxaa lagu dilayaa in diinta uu leexiyo, waxaa lagu dilayaa in aanu ummada waxa qur’aankooda ku qoran u sheegin. Miyaanayn cahdigii Siyaad Bare oo kale ahayn ama ka xumayn. Somaliland ma sidaas ayaynu la rabnaa, ma wadadaas in ay qaado ayaynu donaynaa.


Alaahu mashhad, allaahuma hal balaqta.....Alaahu mashhad, allaahuma hal balaqta.


Xigasho Radio Laascaanood
Halgan.net





Daawo Aljazeera Live

Warar kale oo xiiso leh
Sep 02
Kaalin intee le,eg ayay Jamciyadda Alxikmah kaga jirtaa daryeelka dalka iyo dadka Soomaaliyeed.(Daawomasawirada)
Sep 02
Duqeyn xoogan iyo Dagaal goosgoos ah oo ka socda magaalada Muqdisho
Sep 02
Sarkaal ka tirsan dalka Ugandh oo xaqiijiyey in dowladiisa ay 750 askari u dirtay Muqdisho
Sep 02
Wafdi ka socda QM oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho(Daawo masawirda)
Sep 01
Tacsi:Kooshin Xirsi Cismaan Keenadiid oo caawa ku geeriyooday dalka Danmark
Sep 01
Wasiirka Warfaafinta Puntlland C/xakiim Axmed Guled oo ka waramaya safarka M/weyne Faroole ee Adis Ababa.(Dhagayso)
Sep 01
Raaf ka socda magaalada Boosaaso iyo ciidanka Booliska oo wada baaritaano
Sep 01
Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo ka dhoofay magaalada Garoowe
Sep 01
Askar ka tirsan AMISOM oo ku dhaawacmay dagaalka Muqdisho oo saaka loo duuliyey Kenya
Sep 01
Qiimaha Bini'aadamka oo meeshii ugu hooseeyey ka gaaray magaalada Muqdisho (warbixin xasaasi ah)
Sep 01
Sarkaal ka tirsan Midowga Afrika oo sheegay in AMISOM ay Soomaaliya sii joogi doonto
Aug 31
Wariye ka tirsanaa Idaacada Daljir oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo
 



 
Radio Halgan [ Halkaan ka dhagayso Radio Halgan Live ]


Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Ilaalinta Diinta iyo Nafta Sheikh C/naasir Xaaji Ahmed 13.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa Masjid Rowda Dhaqaalaha Islaamiga Sh.Ismacil iyo Sheikh Dirir 12.Julay Dhagayso

Nadwadii Masjidka Cali mataan ee magaalada Hargays Masjid Rowda U jeedada Sharceeda Islaamka Fadiilatu Sheikh Yuusuf Aadan Al-Qaadhi
11.Julay Dhagayso.

      Copyright© 2010-2011    Designedby Ramaas Software