Ra’iisul wasaaraha DF Cumar C/rashiid oo booqaday saraakiil ku dhaawacantay Qaraxii Hotel Muna - Sep 08

Nairobi:-Ra’iisul wasaaraha DFKM Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta waxaa uu ku booqday Isbitaalka ku yaala magaalada ee xarunta dalka .»» sii akhri


Masaajidka Huda ee Magaalada Garoowe ayaa lagu soo Gabagabeeyey Tartanka Quranka(Masawiro) - Sep 08

Garoowe:-waxaa maanta masaajidka huda ee magaalada garoowe lagu qaybtay munaasamad balaaran munaasamadaas oo lagu soo gabagabeeyey .»» sii akhri


Wasiirka Maaliyada Puntland Qofka Amniga qaribaya cirka kama Soo dhicin ee aan iska qabano - Sep 07

Boosaaso:-Wasiirka maaliyada dowladda Puntland Faarax Cali Shire ayaa markii ugu horeysay waxaa uu si kulul uga hadlay xaalada amni ee .»» sii akhri


Sheeko Gaaban: Macalimiinta Iskuulka Qoyane waa laga gardaran yahay - Sep 07

Nairobi:-Waa Sheeko Gaaban oo xiiso badan, kuna saabsan Macalimiinta Iskuul ka Qoyane oo mar walba laga gardaran yahay, "Iskuulka Qoyane .»» sii akhri


Ugaas Xassan Ugaas Yaasin oo ku baaqay shir wadatashi oo wax looga qabanayo amaanka magaalada Boosaaso - Sep 07


Boosaaso:-Isim ka mid ah Isimada waaweyn ee Puntlland Ugaas Xassan Ugaas Yaasin ayaa waxaa uu ku baaqay in si .»» sii akhri


Ra’iisul wasaaraha DFKM Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo kulamo la leh QM - Sep 06

Nairobi:-Ra’iisul wasaaraha DFKM Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa galabta magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa uu kulamo kula qaatay .»» sii akhri


War Saxafeed - Madaxweynaha Puntland oo kulamo muhiim ah uga socdaan dalka Ethiopia - Sep 06

Adis Ababa, Sept 05 - Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) oo booqasho ku jooga Magaalada .»» sii akhri


Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Copenhagen iyo nawaaxigeeda - Sep 06

Copenhagen:-Xarunta Soomaaliyeed Al-tawxiid (masaajidka) ee magaalada København waxay  guud ahaan  ummadda .»» sii akhri


Madaxweynaha S/land Axmed Siilaanyo oo codsaday in la kordhiyo mudada Golaha Guurtida - Sep 06

Haregysa:Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta waxa magaalada Haregysa uga bilowday fadhi aan caadi ahayn oo ay kaga doodayaan muddo .»» sii akhri


Wasiirada arimaha dibadda ee IGAD oo kulan ku yeelan doona magaalada Nairobi - Sep 06

Nairobi:-Wasiirada arimaha dibadda ee dalalka Urur goboleedka IGAD ayaa waxaa la filayaa inay berri Nairobi ku yeeshaan kulan looga hadlayo .»» sii akhri


Jimciyada Iskaashiga Kheyraadka oo Deeq Lacageed soo gaadhsiisay Buuhoodle iyo Widhwidh.(Daawo masawirada) - Sep 05

Buuhoodle:Jamciyada Iskaashiga Kheyraadka (AL TACAAWUN )oo ay leeyhiin qaar ka mid ah .»» sii akhri


Raiisul wasaaraha DFKM Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo u baqoolay dalka Kenya - Sep 05

Nairobi:-Raiisul wasaaraha DFKM Dr.Cumar C/rashiid Cali iyo wafdi uu horkacyo ayaa galabta ka baqoolay magaalada Muqdisho isaga oo u sii .»» sii akhri


Lacag been abuur ah oo saaka lagu gubay magaalada Garoowe ee caasimada Puntlland - Sep 05

Garoowe:Waxaa maanta lagu gubaya goob fagaaro ah lacag been abuur ah oo .»» sii akhri


Iska horimaad iyo duqeymo goos goos ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho - Sep 05

Muqdisho:-Iska horimaad iyo duqeymo goos goos ah ayaa saaka ka dhacay magaaada Muqisho gaar xaafado ka tirsan Degmada Hodan kaas .»» sii akhri


Ciidanka Booliska ee Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer oo xiray ilaa 8 qof - Sep 04


Burco:Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee Xarun ta Gobolka Togdheer ayaa sheegay in ciidanka .»» sii akhri


Ciidanka Booliska ee magaalada Garoowe oo qabtay lacag been abuur ah - Sep 04

Garoowe:-Ciidanka Booliska ee magaalada Garoowe ee caasimada Puntlland ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen lacag faalso ah oo la doonayey .»» sii akhri


Madaxweynaa DFKM Sh Shariif Sh Ahmed oo ka Hadlay Dastuurka Qabyada ah ee DFKM - Sep 04

Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dastuurka cusub ee qaybada .»» sii akhri


Agaasimaha Horseed Media Cabdifataax Jaamac Mire oo Maxkmadda Rafcaanka La Horkeenay. - Sep 04
Boosaaso:-Waxaa maanta la horkeenay maxkmadda rafcaanka ee Gobolka Bari Cabdifataax Jaamac Mire .»» sii akhri

Khudbo Jimcihii Masjidka Cumar ibnu Khadhaab Sh Cali Maxamed iyo Tacliiqii Sh Daahir Aw Cabdi(Dhageyso) - Sep 04

Qardho:-Waxaan akhristayaasha u soo gudbinaynaa Khudbo Jimcadii maanta uu masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Kar .»» sii akhri


Madaxda DKMG oo isku Khilaafsan Dastuur qabyo ah oo la soo bandhigay (Dhageyso) - Sep 04
Muqdisho:-Khilaafka cusub ee soo kala dhexgalay madaxda sare ee dowladda ayaa salka ku haya dastuurka qabyo qoraalka ee dhowaan la .»» sii akhri

Kaalin intee le,eg ayay Jamciyadda Alxikmah kaga jirtaa daryeelka dalka iyo dadka Soomaaliyeed.(Daawomasawirada) - Sep 02

Copenhagen:Jamciyadda khayriga ah ee Al-xikmah oo lagu aasaasay Wadanka Denmark sanadkii 1999 .»» sii akhri


Duqeyn xoogan iyo Dagaal goosgoos ah oo ka socda magaalada Muqdisho - Sep 02

Muqdisho:-Duqeyn xoogan ayaa waxaa ay ku socotaa Suuqa weyn Bakaaraha ka dib markii uu dagaal ka qarxay Isgoyska Dabka halkaas .»» sii akhri